FileName stringlengths 5 8 | Transcript stringlengths 3 426 | audio audioduration (s) 1 36.6 |
|---|---|---|
1.wav | Aamina naftaada wax walba waad awoodaa inaa sameeyso | |
2.wav | Aaminaada naftaada waa mid kaa caawinaysa inaad horumar gaarto | |
3.wav | Afafka qalaad barashadoodu waxay furaan fursado badan | |
4.wav | Akhrinta sheekooyinka carruurta waxay horumarisaa awoodda afka iyo fahamka | |
5.wav | Akhrisku waa furaha guusha waxbarasho | |
6.wav | Aqoon la’aan waa iftiin la’aan | |
7.wav | Aqoonta la barto waxay fududeysaa helitaanka shaqo wanaagsan | |
8.wav | Aqoontu waa awood | |
9.wav | Arday kasta wuxuu u baahan yahay dhiirigelin | |
10.wav | Ardayda dadaalka badan waxay gaaraan guul sare | |
11.wav | Ardaydu waa mustaqbalka dalka kuwa xukumi doono | |
12.wav | Ardaydu waxay baran doonaan xirfado cusub | |
13.wav | Ardaydu waxay hadda ku guda,jiraan diyaarinta shaqo guriga | |
14.wav | Ardaydu waxay si fiican ugu diyaargaroobeen imtixaanka | |
15.wav | Ardaydu waxay soo dhammeeyeen imtixaanka sannadkii hore | |
16.wav | Ardayga dadaalaa wuxuu gaaraa guusha | |
17.wav | Ardayga dadaalka badan wuxuu mar walba helaa guul waarta | |
18.wav | Ardayga guuleysta waa kan qorshaha leh | |
19.wav | Ardaygu waa dhaxal sugaha aqoonta horseedka isbedelka milkiilaha aqoonta iyo midka dhisa berrito maskax cusub | |
20.wav | Ardaygu waa iftiinka barashada rajada mustaqbalka qofka kobcinaya aqoonta kan wax cusub barta furaha mustaqbalka | |
21.wav | Ardaygu waa inuu leeyahay yool waxbarasho | |
22.wav | Ardaygu waa kan baranaya si uu wax u horumariyo Ardaygu waa xuddunta bulshada Ardaygu waa rajada waalidka | |
23.wav | Ardaygu waa mid bartay si uu bulshada ugu adeego Ardaygu waa qof firfircoon Ardaygu waa qof diyaar u ah inuu wax barto | |
24.wav | Ardaygu waa mustaqbalka bulshada hal abuurka berrito raad raaca horumarka iyo rajada bulshada | |
25.wav | Ardaygu waa qof baranaya si uu wax u beddelo Ardaygu waa aragtida berrito Ardaygu waa dhaxalka ummadda | |
26.wav | Ardaygu waa qof dadaala si uu guul u gaaro Ardaygu waaqofka la jaanqaadi kara casriga Ardaygu waa qofka mustaqbalka maamuli doona Ardaygu waa qof bartay si uu wax usaxo | |
27.wav | Ardaygu waa qof mar kasta la taliya macallinkiisa qof kobcinaya xirfadiisa aqooneed qof la jaanqaadi kara casriga cusub | |
28.wav | Ardaygu waa qof u halgama waxbarashada Ardaygu waa qof jecel horumarka Ardaygu waa qof wax ka barta qaladaadkiisa Ardaygu waa qofka waxbarashadu u tahay furaha | |
29.wav | Ardaygu waa qof xiran xariirka macallinka Ardaygu waa qofka bulshada hagi doona Ardaygu waa qofka keeni kara xalka dhibaatooyinka Ardaygu waa qof xurmo u haya macallinkii | |
30.wav | Ardaygu waa qofka keeni kara hal abuur cusub Ardaygu waa mustaqbal ifaya Ardaygu waa qof jecel cilmi baarista Ardaygu waa kan barta si uu aqoontiisa u wadaago | |
31.wav | Ardaygu waa qofka ku dadaalaya horumarka Ardaygu waa qofka kobcinaya aqoon cusub Ardaygu waa qof wax dhisa | |
32.wav | Ardaygu waa shakhsiga la filayo inuu wax badalo Ardaygu waa qof u baahan macallin fiican Ardaygu waa qofka maskaxdiisa kobcinaya | |
33.wav | Ardaygu waacuriyaha cilmi baarista Ardaygu waa nolosha barashada iyo qofka hoggaaminaya jiilka dambe | |
34.wav | Ardaygu wuxuu ka shaqeynayay cilmi baaris sannadkii hore taasoo hadda horumar laga gaaray | |
35.wav | Asalamu caleeykum sidee tahay | |
36.wav | Asxaabta runta sheegta waa kuwa la isku hallayn karo | |
37.wav | Baaskiil wadashadu waxay caawisaa lafdhabarta qofka | |
38.wav | Bandhigyada dhaqanka ee dalkayga lagu qabto waxay soo bandhigaan hidaha iyo dhaqanka soo jireenka ah | |
39.wav | Barashada afafka kale waxay furaysaa fursado badan | |
40.wav | Barashada cilmiga kombuyuutarka waa fursad weyn | |
41.wav | Barashada saynisku waa muhiim | |
42.wav | Beerta waxay leedahay ubaxyo midabo kala duwan leh kuwaas oo udgoon fiican leh Shimbiraha waxay dul fadhiyaan laamaha geedaha iyaga oo si farxad leh u heesaya | |
43.wav | Biyo badan cab si maskaxdaadu u ahaato mid firfircoon | |
44.wav | Bulshada aqoonta leh waxay mar walba horumar ka gaartaa dhinac kasta | |
45.wav | Bulsho waxbaratay ma aqbasho cadaalad darro ama horumar la’aan | |
46.wav | Buugaag tiina kala fura | |
47.wav | Buugaagta aqoontooda la akhriyo waxay kobciyaan garashada | |
48.wav | Buugaagta dhaqanka Soomaalida aad ayaan u akhriyaa | |
49.wav | Buugaagta sayniska waxay ka caawiyaan ardayda inay fahmaan cilmiga | |
50.wav | Buugaagta waa in la xiraa ka dib casharka markaad dhameeysaan | |
51.wav | Buugaagta xiisaha leh aad ayaan u akhriyaa | |
52.wav | Buugaagtu waa saaxiibka ugu fiican ee waxbarashada | |
53.wav | Buuggii wuu akhriyay | |
54.wav | Caajisku wuxuu caqabad ku noqdaa horumarka shaqada | |
55.wav | Cabsidu ma caawiso dadaalka ayaa guusha keena | |
56.wav | Caqabad kasta oo waxbarasho waa fursad lagu kororsado xigmad iyo xirfad | |
57.wav | Carruurtu waxay jecel yihiin inay sheekooyinka ka bartaan geesinimada iyo samafalka | |
58.wav | Carruurtu waxay sheekooyinka u arkaan daaqad cusub oo ay ku daawadaan dunida hal abuurka | |
59.wav | Caruurtu waxay la ciyaaraan waalidkooda maalmaha oo fasaxu yahay | |
60.wav | Casharku wuu xiiso badan yahay | |
61.wav | Cilmi baarayaashu waxay hadda baadhayaan xal cusub oo tiknoolajiyadda ku saabsan | |
62.wav | Cilmi baarista tiknoolojiyadda cusub aad ayaan u xiiseeyaa | |
63.wav | Cilmi baaristu waa furaha hal abuurka | |
64.wav | Cilmi baaristu waa hab lagu ogaado xog cusub | |
65.wav | Cilmi nafsigu wuxuu ka caawiyaa ardayda fahamka naftooda | |
66.wav | Cilmiga barashadiisu waa nolol | |
67.wav | Cilmigu waa mid aan dhammaaneyn | |
68.wav | Ciyaaraha buuraha lagu fuulo waxay u baahan yihiin adkeysi | |
69.wav | Ciyaaraha casriga ah waxay leeyihiin sharciyo cadcad | |
70.wav | Ciyaaraha fudud waxay xoojiyaan murqaha jirka | |
71.wav | Ciyaaraha orodka dheer waxay u baahan yihiin adkeysi badan | |
72.wav | Codkaaga hoos u dhig | |
73.wav | Cuntada waa inay noqotaa mid caafimaad leh | |
74.wav | Cunto karintu waa farshaxan dadka qaar aad u xiiseeyaan | |
75.wav | Dabaasha waa mid ka mid ah ciyaaraha ugu faa iidada badan | |
76.wav | Dabeecadaha sheeko dhaqameedyadu waa kuwo ka tarjuma halganka nolosha | |
77.wav | Dadaal kasta oo aad bixiso wuxuu kuu keenaa guul | |
78.wav | Dadaal la’aan horumar ma jiro | |
79.wav | Dadaalka joogtada ah wuxuu horseedaa guul waxbarasho | |
80.wav | Dadaalka xad dhaafka ah mararka qaar wuxuu sababi karaa daal joogto ah | |
81.wav | Dadka beerta jooga waxay ku raaxaysanayaan quruxda dabiiciga ah iyo jawiga deggan Geedaha waaweyn ee beerta dhexdeeda ah waxay bixiyaan hoos raaxo leh | |
82.wav | Dadka beerta yimaada waxay mararka qaar la fadhiistaan saaxiibadood si ay ugu sheekeystaan | |
83.wav | Dadka hawlkarka ah waxay nolosha ka helaan farxad | |
84.wav | Dadka isku kalsoon waxay sameeyaan xiriir adag oo waara | |
85.wav | Dadka maskaxda furan waxay abuuraan xalal shaqo oo wax ku ool ah | |
86.wav | Dadka qaar waxay ku nool yihiin guryo waaweyn | |
87.wav | Dadka qorshaha leh ma dareemaan jahawareer shaqo | |
88.wav | Dadka shaqada ka hela waxay dareemaan nafis iyo qanacsanaan | |
89.wav | Dadka si habsami leh u shaqeeya waxay gaaraan yoolkooda si degdeg ah | |
90.wav | Dadka wanaagsan waxay helaan saaxiibo wanaagsan | |
91.wav | Dadka waqtigooda si sax ah u maamula waxay mar walba gaaraan natiijooyin wanaagsan maxaa yeelay waxay mudnaan siiyaan howlaha muhiimka ah | |
92.wav | Dadka wax bartay waxay haystaan fursado ee shaqooyin ku helaan | |
93.wav | Dadka waxbartay waa kuwa qaabeeya mustaqbalka bulshadeenna | |
94.wav | Dalkaygu waa mid hodan ku ah dhaqanka iyo taariikhda Magaalooyinka waaweyn waxay leeyihiin dhismayaal casri ah | |
95.wav | Dalxiisku waa hab fiican oo lagu nasto | |
96.wav | Dhakhtarku wuxuu ila taliyay in aan cabbo biyo badan si loo hagaajiyo caafimaadkayga | |
97.wav | Dhammaan dadka waa in ay helaan waxbarasho tayo leh | |
98.wav | Dhegeysiga sheeko dhaqameedku waa hab madadaalo leh oo lagu barto taariikhda iyo qiyamka | |
99.wav | Dhibaatada waxbarasho waa in si sax ah loo xalliyo | |
100.wav | Dhulka cagaaran waa in la dhowraa Biyaha waa in aan la wasakheynin |
End of preview. Expand in Data Studio
README.md exists but content is empty.
- Downloads last month
- 4