text string | audio audio |
|---|---|
Dib u sharax fadlan | |
Diyaaraddu markay cirka kacdo cirka buluuga ah iyo daruuraha cadcad aad bay u qurux badan yihiin | |
Dugsi fiican wuxuu dhisaa bulsho aqoon leh | |
Dugsiga sare wuxuu diyaariyaa ardayda mustaqbalkooda | |
Dulqaad yeelo oo dadaal badan samee | |
Dulqaadku waa furaha guusha | |
Fadlan igu soo ogeysii haddii aad go aansato | |
Fadlan kala shaqeeya saaxiibkiin | |
Fadlan la xiriir qofka masuulka ah | |
Fadlan ma igu celin kartaa | |
Fadlan siwanagsan u fiirsada casharka | |
Fahamka ayaa ka muhiimsan xifdinta | |
Fahamka wanaagsan wuxuu ka muhiimsan yahay xifdiga | |
Fahamku waa muhiim marka la barto cilmiga | |
Fasal hagaagsan wuxuu ka caawiyaa ardayga waxbarashadiisa | |
Fasalka dhexdiisa macallinku wuxuu sharxayaa cashar xiiso badan ardayduna si fiican ayay u dhageysanayaan | |
Fasalka waa in uu ahaadaa mid nadaafadiisu fiican tahay | |
Fasaxa xagaaga dadku waxay door bidaan inay xeebaha aadaan | |
Fiidiyowga ciyaaraha waa nooc cusub oo madadaalo ah | |
Fikradaha cusub waa muhiim waxbarashada | |
Gaadiidka safarka loo isticmaalo waxay noqon karaan diyaarado tareenno ama dooman | |
Garoonka kubadda cagta waa meel buuq badan marka kooxuhu ciyaarayaan | |
Geedaha waxay u muuqdaan kuwo dhaadheer oo qurux badan | |
Goorma ayay kulanku dhici doonaa | |
Guusha ugu weyn waa midda ka dhalata dadaalka | |
Guushaada adigaa iska leh | |
Guushaada waxay kugu xiran tahay dadaalkaaga | |
Guushaadu waxay ku xiran tahay shaqada aad qabatay | |
Guushu ma timaado hal habeen waxay u baahan tahay dulqaad iyo halgan | |
Guushu waa mid u timaadda kuwa sabra | |
Guushu waxay timaaddaa markii aad dadaasho | |
Ha baqin dadaalkaagu wuu muuqan doonaa | |
Ha cabirin walaaca ee xoogga saar dadaalkaaga | |
Ha dayicin fursadahaaga | |
Ha dhayalsan waxbarashadaada | |
Ha ilaawin inaad maareeyso waqtigaaga | |
Ha ilaawin inaad salaad tukato oo aad duceeysato intaana lagaarin | |
Ha iloobin in guusha ay u timaado kuwa dadaala | |
Ha iloobin inaa sooqabato shaqada guriga | |
Ha iloobin inaad nasato si aad u hesho firfircooni | |
Ha iloobin inaad nasato si maskaxdaadu u firfircoonaato | |
Ha is barbar dhigin naftaada iyo qof kale | |
Ha iska lumin waqti badan ee bilow hadda | |
Ha isku hallayn wax yar ee wax badan baro | |
Ha ka welwelin waxa aad waayi doonto ee xoogga saar waxa aad heli doonto | |
Ha ka welwelin waxaan kuu soo bandhigi doonaa xalal fiican | |
Ha lumin wakhti bilow shaqadaada | |
Ha niyad jabin dadaalkaagu wuu muuqan doonaa | |
Ha niyad jabin rajadaadu ha ahaato mid sareysa | |
Ha quusan hadaa wax qalado ee isku day mar kale | |
Ha quusan haddii aad khalad sameyso ee wax ka baro qaladkaaga | |
Ha sugin maalinta ugu dambeysa inta laga gaaro ee waxbarashadaada horey u bilow | |
Habeenkii cirka miyiga waxaa ka muuqdo xiddigo aad u badan oo si qurux badan u iftiimaya | |
Habeenkii xiddiguhu cirka aad ayay u iftiimaan dayaxuna si qurux badan ayuu u nuurayaa | |
Hadaf la aan shaqo lagu maareyn karo ma jirto Shaqada la qabtaa waxay keenaysaa farxad nololeed | |
Hadaf la aan shaqo qabashadu ma leh micno Maalin kasta wax cusub barashadu waxay horumarinaysaa xirfadahaaga | |
Hadallada macaan iyo hadiyadaha yar yar ayaa jacaylka sii xoojiya Hadallada macaan iyo hadiyadaha yar yar ayaa jacaylka sii xoojiya | |
Hadallada macaan iyo hadiyadaha yar yar ayaa jacaylka sii xoojiya | |
Haddii aad dadaasho guushu waa dhankaaga | |
Haddii aad dadaasho waxaad heleeysaa natiijado wanaagsan | |
Haddii aad dadaasho waxaad heli doontaa natiijo wanaagsan | |
Haddii aad doonto waxaan kuu sheegi doonaa fursadaha kala duwan | |
Haddii aad firaaqo haysato waan ku caawin karaa | |
Haddii aad guul rabto ha ka baqin guuldarrada | |
Haddii aad qorsheynayso safar diyaar ma u tahay | |
Haddii aad rabto in lagu aqoonsado waa inaad dadaal badan muujisaa | |
Haddii aad rabto inaad wax barato si fiican u dhageyso | |
Haddii aad rabto inaad wax qabad sare gaarto waa inaad waqti fiican gelisaa | |
Haddii aad rabto waan kula socodsiin karaa | |
Haddii aad shaqeyso waxaad heli doontaa natiijo fiican | |
Haddii aad si fiican wax u barato imtixaanku dhib ma noqonayo | |
Haddii aad timaaddo waan kaa caawin doonaa | |
Haddii aad u baahan tahay caawimo fadlan soo sheeg | |
Haddii aad u baahan tahay waan ku caawin karaa | |
Hal abuurku wuxuu kobciyaa maskaxda ardayga | |
Halgan la’aan guul lama gaaro | |
Hawlaha la qorsheeyo waa kuwa si fudud loo dhammeeyo | |
Himiladaadu ha ahaato mid cad | |
Himiladaadu ha noqoto mid sare | |
Himilo la’aan waa nolol macno la’aan ah | |
Hooyadayna ma jirto oraah u cadaalad falaysa qoraalna kuma filna in laga hadlo iyada ayaa wanaag ah iyada ayaa wax walba ah | |
Hooyo jacayl badan waxay caruurteeda siisaa kalsooni | |
Hufnaanta shaqada waxay keentaa sumcad wanaagsan | |
Hurdada wanaagsan waxay kaa caawinaysaa inaad xasuusato wax badan | |
Ilaahay ha kuu fududeeyo | |
Imtixaanka ka hor naso oo maskaxdaada deji | |
Imtixaanku ma ahan caqabad ee waa fursad aad ku horumarto | |
Imtixaanku waa cabirka aqoonta ardayga | |
Imtixaanku waa fursad aad ku muujiso aqoontaada iyo tayada waxa aad soo baratay | |
Imtixaanku waa hal tillaabo oo kamid ah safarkaaga waxbarasho | |
Imtixaanku waa kaliya fursad aad wax badan ku barato | |
Imtixaanku waa kaliya hal marxalad oo noloshadaada ah | |
Imtixaanku waa tijaabo ee ha ka cabsan | |
Imtixaanku wuxuu bilaaban doonaa goor dhow | |
Imtixaanku wuxuu muujinayaa dadaalka aad bixisay | |
Injineernimo Waa barshadu Cilmi ku saabsan dhismaha iyo farsamada | |
Is deji oo si tartiib ah uga fikir | |
Is maqal la aantu waxay curyaamisaa xiriirka saaxiibtinimo | |
Isbedel joogto ah oo lagu sameeyo shaqada wuxuu keenayaa horumar Awoodda qofku waa mid lagu xoojiyo dadaal iyo waayo aragnimo | |
Isku day inaad si fiican u hadasho oo muujiso fikirkaaga |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.